|
|
| Fannaankii Xasan Diiriye Faarax oo xalay geeriyooday |
Alle ha u naxariistee waxaa xalay ku geeriyooday Dalka Kuweyt Fannaaniinkii weynaa Xasan Diiriye Faarax oo muddo 8 sanadood ah la xanuunsanayay Cudurrada Kaadi-Macaanka iyo Dhiig-karka.........
|
| Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka digay in ciidamada QM ee la geynayo dalka Somalia haddii ay DF la saftaan |
Guddoomiyaha isbaheysiga dib u xoreynta Soomaaliya garabka ku sugan magaalada Asmara ee dalka Eritreya Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa sheegay in dagaal ay la galaan ciidamada Q/Midoobay ee la geynayo Somalia ay ku xiran tahay hadba sida ay ciidamadaasi ula dhaqmaan shacabka Soomaaliyeed........ |
| Madaxweyne c/llahi Yuusuf iyo wafdi uu horkacayo oo ka degay magaalada Garowe xarunta maamul goboleedka Puntland |
Madaxweynaha Dowladda federaallka Somalia C/llaahi Yuusuf Axmed oo barqanimadii maanta ka degay garoonka dayuuradaha ee magaalada Garowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland, halkaasoo ay si diiran ugu soo dhoweeyeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulkaasi oo uu horkacayey madaxweynaha maamulka Puntland Jen. Cadde Muuse Xersi iyo dadweyne aad u fara badan......... |
| Baarlamanka Somalia oo si buuxda isugu raacay in ciidamada Booliska ee tababarku ugu soo Dhamadey toobiya ay ka howlgalaan Baydhabo |
Baarlamanka Somalia oo si buuxda isugu raacay in ciidamada Booliska ee tababarku ugu soo Dhamadey toobiya ay ka howlgalaan Baydhabo
Mudaneyaasha baarlamanka Federaalka Somalia ayaa maanta iskugu yimid hoolka ADC-da ee magaalada Baydhabo kulankoodii caadiga ahaa ee ay iskugu iman jireen maalin walba, iyadoo kulankii maanta uu shir gudoominayey gudoomniye ku xigeenka 1-aad ee baarlamanka Maxamed Cumar Dalxa.........
|
| ajaanibtii la gu heystey calmadoow oo xaladooda caafimaad laga deerinayo |
ajaanibtii la gu heystey calmadoow oo xaladooda caafimaad laga deerinayo waxaana wali socda dadaalo lagu doonayo sii deynta ajaanibtaas............... |
| Dagaalo Dhaliyay Qasaare oo Mudo ka Soconaya Duleedka Magaalda Kismaayo |
Faah faahin Dheeraad ah ayaa ka Soo Baxeysa Dagaaladii Ka dhacay Deegaanada Galbeed Ee Magaalada Kismaayo ayadoo Inta Badana Dagaaladaasi Saameyn Balaaran ay ku Yeesheen Barakaca Dadka Halkaasi |
| Raisul wasaare nuur cade oo xalay kulan la yeeshay qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Netherland |
Raisul wasaaraha xukuumada federaalka md: nuur cade oo xalay kulan la yeeshay qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Netherland
waxaana uu raizal wasruhu u muujiye rajo weyn uu ka qabo shirka jabuuti |
| 1 luulyo madax banaanidii konfurta & israacii woqooyi & konfur oo xaley qeba kala duwan somaliya looga xusey |
1luulyo madax banaanidii konfurta & israacii woqooyi & konfur oo xaley qeba kala duwan somaliya looga xusey
maanta oo ku beegan 48 guuradii ka soo wareegatey markii ay ciida somaliya ka dul babadey calanka somaliya is lamarkaana la ictiraaafey somaliya in ay tahay wadan xor ah |
| magaalada guriceel oo xasiloon kadib dagaal xalay & shaley halkaa ku dhex marey ciidamada itopiya & kooxaha ka soo horjeeda |
magaalada guriceel oo xasiloon kadib dagaal xalay & shaley halkaa ku dhex marey ciidamada itopiya & kooxaha ka soo horjeeda
magalada ayaa iminkan waxa ay tahay mid gabi ahaan dadku ay kabara kaceyn |
| Madaxweyne c/laahi Yuusuf oo degmooyin cusub u magacaabay deegaano ka tirsan gobolada Galgaduud iyo Mudug ee bartamaha Somalia |
Madaxweyne c/laahi Yuusuf oo degmooyin cusub u magacaabay deegaano ka tirsan gobolada Galgaduud iyo Mudug ee bartamaha Somalia
Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladda federaalka Somalia ayaa lagu magacaabay illaa 6 degmo oo cusub kuwaasoo hoos iman doona gobolada Mudug iyo Galgaduud |
| Madaxii hay’ada Wada Tashiga iyo Cilmi Baarista Ee CRD Ee Gobolka hiiran Egn. Max’ed Xasan kulmiye oo caawa lagu dilay magaalada baladweyne |
Madaxii hay’ada Wada Tashiga iyo Cilmi Baarista Ee CRD Ee Gobolka hiiran Egn. Max’ed Xasan kulmiye oo caawa lagu dilay magaalada baladweyne
Dilkan marxuumka aya waxaa la Sheegay in ay Keysteen kooxo hubaysan Xili uu Ku sugnaa hoyiisa |
|
|
Login |
Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|
|
Aqriso Qur'aanka |
|
اقرأ القرآن وكأن المصحف أمامك
 |
|